“Madaxweyne Adiga iyo Saylici-na Soo Bandhiga Hantidiinna Gaarka ah…” Cabdillaahi Daamur

SIYAASI CABDILLAAHI DAAMUR

Haragsya(Aftahannews)-Siyaasi Cabdillaahi Axmed Maxamed Daamur (Dahab) oo ah xubin ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in ay Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Ku-xigeenku diwaan galiyaan hantidooda ay gaarka u leeyihiin.

SIYAASI CABDILLAAHI DAAMUR

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka;

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.