Toos u Daawo Doodda Saddexda Musharrax Madaxweyne ee UCID, Kulmiye iyo Waddani oo Socota Live

Hargeysa(Aftahannews):- Dood si foolka fool ah u dhex-maraysa saddexda Musharrax ee Madaxweyne ugu tartamaya Xisbiyada Somaliland ee UCID, Kulmiye iyo Waddani, ayaa hadda ka bilaabantay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, taas oo si toos ah Su’aalo loo weydiinayo Saddexda Musharrax ee Faysal Cali Waraabe UCID, Muuse Biixi Cabdi Kulmiye iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) Waddani.

 

Waxaannu Dooddaa sida tooska ah u dhex-maraysa Musharrixiinta Saddexda Xisbi ee u Madaxweynaha ugu tartamaya doorashada Madaxtooyada Somaliland oo u muddaysan 13-ka bisha 11-aad ee sannadkan 2017-ka oo ololeheedu Sabtida bilaabmi doonto, aannu idiinku soo gudbinaynaa oo toos uga daawan kartaan Dooddodaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.