Qisadii Sarah iyo Boqorkii Daallinka ahaa! Daawo Qaybta: 1-aad – Sheekh Siciid Cali Axmed

SHEEKH SICIID CALI AXMED
Aftahannews.com// – Qisooyinku waa hab qofka iyo umadaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu nabigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa. Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ah oo aan ugu talagalay bishan Ramadaanta.
SHEEKH SICIID CALI AXMED QISADII SAARAH IYO BOQORKII DAALLINKA AHAA SHEEKOOYIN UU NEBI MUXAMED KA SHEEKEEYEY QAYBTA 1-AAD
SHEEKH SICIID CALI AXMED QISADII SAARAH IYO BOQORKII DAALLINKA AHAA SHEEKOOYIN UU NEBI MUXAMED KA SHEEKEEYEY QAYBTA 1-AAD
Waxa aan silsiladan ugu magac darnay; “Qisooyin uu nabi Maxamed (calyhi salaatu wa salaam) ka sheekeeyay. Barnaamijkan koowaad waxa mawduuciisu waa:- Qisooyin uu Nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyey.
(1) – Qisadii Sarah iyo Boqorkii Daallimka ahaa, waxaanan Sheekh Saciid oo ka sheekanaya innoona soo bandhigaya Qisadaas, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.