“Waxaan Caddaynayaa inay Iga go’an Tahay inay qabsoonto doorasho Xor iyo Xalaali 13-ka bisha 11-aad 2017..” Madaxweyne Siilaanyo

MADAXWEYNE SIILAANYO OO KA HADLAY GO'AANKII UGU ADKAA INTII UU XILKA HAYEY MUCAARADKANA U HANJABAY BURCO MARCH 25 26 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markii ugu horreysay maanta ka hadlay muddo-kordhinta markii labaad loo sameeyey isaga iyo Ku-xigeenkiisa oo horraantii bishan Guurtidu ansixisay,  waxaanu sheegay inuu ahaa go’aankii ugu adkaa ee soo maray intii uu talada dalka hayey, waxaanu khadlay waqtiga muddada ay Guurtidu u qabatay inay doorashada Madaxtooyadu ku qabsoonto oo uu ku sheegay 13-ka bisha 11-aad 2017-ka, halka ay Guurtidu u qabatay in la qabto 13 bisha 12-aad 2017-ka.

MADAXWEYNE SIILAANYO OO KA HADLAY GO'AANKII UGU ADKAA INTII UU XILKA HAYEY MUCAARADKANA U HANJABAY BURCO MARCH 25 26 2017
MADAXWEYNE SIILAANYO OO KA HADLAY GO’AANKII UGU ADKAA INTII UU XILKA HAYEY MUCAARADKANA U HANJABAY BURCO MARCH 25 26 2017

Madaxweyne Siilaanyo oo aannu Khudbaddiisa oo dhammaystiran Qoraal ahaan idiinku soo gudbinnay galabta, waxaannu immikana jeclaysannay inaannu qodobbo muhiim ah oo ku jiray Khudbaddiisa, idiinku so ogudbinno Muuqaal ahaan. Waxaanannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Afrtahannews.com

Hargeysa/Somaliland.