“Waxaa ii yeedhay Madaxweynaha, wuxuu I Faray in aan Shaqada Wado…” Sh. Saleebaan Siciid Cali

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxwaynaha Somaliland, ayaa istaqaaladii ka diiday agaasimihi diinta iyo awqaafta Somaliladn Sheekh Saleebaan,waxaana sababta ka hadlay Sheekh Saleebaan Siciid Cali agaasimihii wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland oo dhawaan ku biiray Waddani.

Sh. Saleebaan Siciid Cali oo Faahfaahinaya waxa uu uga noqday is-casilaaddii uu toddobaadkii hore shaaciyey iyo ku biiritaanka Xisbiga Waddani ee uu isla toddobaadkii hore shaaciyey iyo waxa beddelay-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.