Daahir Rayaale Kaahin Muxuu kaga Hadlay Khudbaddii uu Ka Jeediyey Xuska 18 May 2024?

Hargeysa (aftahannews):-  Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Khudbad ka jeediyey Xuska 18ka May 2024-ka oo ku beegan 33-guurada ka soo wareegtay gooni-isu-taagga Somaliland, taas oo uu talo iyo dardaaran ku jeediyey.

Khudbadda uu Madaxweynihii 3aad ee Somaliland ka jeediyey Khayriyada Hargeysa maanta oo dalka oo dhan laga dabbaaldegey, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-