Ahmed Cali Cigaal Heesihii uu laxanka iyo Muusigaba u sameeyey Maxaad ka Taqaan?

Ahmed Cali Cigaal Heesihii uu laxanka iyo Muusigaba u sameeyey Maxaad ka Taqaan?

Heesta. “Waa iska xaal adduun”
Ereyada: Cali Sheekh Jaamac
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Khadra Daahir Cige

Heesta. “Dadnimada aqoonsoo”
Ereyada: Dheeg
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Maxammed A. Kuluc iyo Xaliimo Kh. Magool

Heesta. “Ma sarkuuro caashaqe”
Ereyada: Dheeg
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Xaliimo Khaliif Magool

Heesta. “Tuke”
Ereyada: Dheeg
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Maxammed Axmed Kuluc

Heesta. “Qalbi gudhan miyaa”
Ereyada: Maxammed C. Huryo
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Khadra Daahir Cige

Heesta. “Bari hore waxaa jiray”
Ereyada: Dheeg
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Maryan Mursal iyo Maxamed J. Joof

Heesta. “Galaydh”
Ereyada: Cabdicasiis Ciise Cagoole
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Cabdiqaadir Bagaag

Heesta “Nimanka iyo naagaha”
Ereyada: Xasan Sh. Muumin
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Maryan Mursal iyo Cabdi Muxumed Amiin

Heesta. “Waa su’aal da’ weynoo”
Ereyada: Xasan Sh Muumin
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Cabdi Muxumed Amiin iyo Hibo Nuura

Heesta. “Feejignow”
Ereyada: Maxammuud Tukaale
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Maryan Mursal

Heesta. “Haasaawe”
Ereyada: Yuusuf Qurbaawi
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Hibo-Nuura, Kuluc, iyo Rooraaye

Heesta. “Yabaal”
Ereyada: Xasan Ganey
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Khadra Daahir

Heesta. “Arrintii sindheernimo”
Ereyada: Xasan Sheekh Muumin
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Hibo Nuura

Heesta. “Masalo hooy masalooy”
Ereyada: Maxammed C. Huryo
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Khadra Daahir Cige

Heesta. “Waan soo baraarugayaa”
Ereyada: Maxammed Cali Kaariye
Laxanka: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Hadaad dhinacayga joogto”
Ereyada: Maxammed Aadan Dacar
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Saalax Qaasim iyo Khadra Daahir

Heesta “Waa saboolka caadadii”
Erayada: Cabdiqaadir Xirsi Siyaad “Yamyam”
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Khadra Daahir Cige

Heesta: “Sida layligoo kale”
Erayada: Cabdilaahi Diiriye “Sooraan”
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Khadra Daahir Cige

Heesta: “Guddi”
Erayada: Maxamuud Cabdilaahi Ciise “Singub”
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuada: Ikraan Jaamac

Heesta. “Haddii hoobalkii gabay”
Ereyada: Kayd Maxammed Cabdalle
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Hibo Nuura

Heesta. “Haygu dhaafin hawlaha”
Ereyada: Singub
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Axmed C. Cigaal iyo Maryan Mursal

Heesta. “La gurguuro caashaqa”
Ereyada: Xasan Ganey
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Khadra Daahir iyo Axmed C. Cigaal

Heesta. “Cibaaro”
Ereyada: Cabdi Qays
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Gacallo”
Ereyada: Cabdicasiis Dakhare
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Hibo Nuura iyo Axmed C. Cigaal

Heesta. “Gayaan”
Ereyada: Xasan Ganey
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Khadra Daahir iyo Axmed C. Cigaal

Heesta. “Allahayow inoo sahal”
Ereyada: Maxammed A. Dacar
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Khadra Daahir iyo Axmed C. Cigaa

Heesta. “Shaanshaan”
Ereyada: Xasan Ganey
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Sahra Axmed iyo Axmed C. Cigaal

Heesta. “Shoocadayska ila dhaaf”
Ereyada: Maxammed C. Huryo
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Saynab Cige iyo Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Ma ogtahay war moogeey”
Ereyada: Xasan Sheekh Muumin
Laxanka: Axmes Cali Cigaal
Talantaali: Maryan Mursal iyo Axmed C. Cigaal

Heesta. “Hab isii ma ceebbaa”
Ereyada: Yuusuf Qurbaawi
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Talantaali: Xaliimo Kh. Magool iyo Axmed C. Cigaal

Heesta: “Deeqa”
Ereyada: Xasan Guulwade
Laxanka: Axmed Cqli Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Batalaale”
Ereyada: Cabdi Cali Weyd
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Raad Abeeso”
Ereyada: Cabdi Cali Weyd
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Candaliibka”
Ereyada: Cabdi Cali Weyd
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Maanta”
Eryada: Ismaaciil Xirsi Farxaan
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Sida neefta waylaha”
Ereyada: Cabduqaadir Xirsi Siyaad “Ymayam”
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Gobaad”
Ereyada: Cabdiqafaar Ciise Cagoole
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Waa la isu soo noqo”
Ereyada: Axmed S. Bidde
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Dad Hargeysa soo maray”
Ereyada: Maxammed Cali Kaariye
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Cakuye Hawl adduun badnaa”
Ereyada: Maxammed Cali Kaariye
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Sir haween”
Ereyada: Xasan Qawdhan
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Dhibaato anaa isu gaystay”
Ereyada: Cabdullaahi Diiriye Sooraan
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Maxaad sheekadeennii”
Ereyada: Xasan Qawdhan Yuusuf
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Xulashada gayaanka”
Ereyada: Cabdi Qays
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta “Caashaqu ma fududa”
Ereyada: Cabdillaahi Diiriye Sooraan
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Ceeb ma leh jacaylku”
Ereyada: Maxammed Cali Kaariye
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Caraweelo”
Ereyada: Singub
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Higgaada Af-Soomaaliga”
Ereyada: Cabdicasiis Dakhare
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Wacad qabe”
Ereyada: Singub
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal

Heesta. “Kaafiya”
Ereyada: Cabdi Cali Weyd
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Axmed Cali Cigaal.

Waxa qorey:
Kablallax Dhacadde oo xiganaya Taxanaha Axmed Cali Cigaal baraha bulshada ku baahiyey.