Ciidammada Somaliland oo Dhoollatus yaable iyo Hub Culus ku Soo Bandhigay Xuska 18 May 2024

Hargeysa (aftahannews):- Ciidammada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dhoollatus cajiib ah iyo hub culus oo casri u badan ku soo bandhigay Xuska 33-guurada gooni-isu-taagga Somaliland ee 18 May 2024-ka oo maanta laga xusay Hargeysa iyo dalka oo dhan.

Haddaba, Muuqaalkan hoose ka daawo Ciidammada, Hubkooda iyo Gaadiidkooda oo Maraya Jidka khayriyada iyo madaxtooyada ee caasimadda Hargeysa:–