Xisbiga Ucid Oo Qaadacay Gudida Khilafaadka Doorashooyinka Ee Dhawaan La Magacaabay

Hargaysa(Aftahannews)-Warsaxaafadeed uu xisbiga mucaaradka ah ee Ucid soo saaray maanta  ayaa waxaa uu  ku qaadacay  gudi dhawaan la magacaabay oo qaban doona wixii khilaafaad ah ee ka yimaada doorashooyinka waxaanu xisbiga mucaaradka ah ee ucid sheegay in aanu aqoonsanayn gudidaas isaga oo sheegay in  aanu ka qayb galayn  shir lagu casuumay oo lagu daah furayay ururkan xalinta khilaafaadka Doorashooyinka waxaanu xisbiga Ucid war muriyeedkaa uu maanta ka soo saaray xarunta dhexe ee xisbigaas ay u dhignayd sidan.

 

faysal