Mashquulka Suuqyada Magaalada Hargeysa ee Diyaar-garawga Ciidda, Saxmadda Dadka & Gaadiidka – Daawo Warbixin

WARBIXIN LAGA DIYAARIYEY SUUQYADA HARGEYSA IYO DIYAAR-GARAWGA CIIDAL-FIDRIGA 20 JUNE 2017

Hargeysa(Aftahanenws):- Iyada oo Bisha Barakaysan ee Ramadaan gebo-gabo ku dhawdahay oo hadda la marayo Shantii cisho ee u dambaysay Tobanka maalmood ee Ramadaan u dambeeya, ayaa Bulshada ku dhaqan Hargeysa si weyn isugu diyaarinayaan Ciidal-fidriga, waxaana Xaami iyo Ceeryoon noqday Suuqyada waawayn ee Hargeysa, gaar ahaan Suuqyada Bacadlayaasha iyo Bushaarooyinka ee Dharka iyo Agabka Carruurtu ku ciyaaraan lagu iibiyo.

WARBIXIN LAGA DIYAARIYEY SUUQYADA HARGEYSA IYO DIYAAR-GARAWGA CIIDAL-FIDRIGA 20 JUNE 2017
WARBIXIN LAGA DIYAARIYEY SUUQYADA HARGEYSA IYO DIYAAR-GARAWGA CIIDAL-FIDRIGA 20 JUNE 2017

Haddaba, iyada oo tan iyo tobankii dambe ee Ramadaan markii la gaadhay-ba, ay Maalinba maalinta ka dambaysa Mashquulkoodu sii badanayo Suuqyada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo xataa Waddooyinka qaarkood xidhmeen, ayaa Warbixin ay ka diyaarisay Weriye Sagal-Beeldeeq oo ka tirsan Horn Cable TV, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.