Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay ujeedada wadahadalka ay la wadaan Somaliland iyo inuu is-casilayo

Muqdisho(Aftahannews):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa ka hadlay ujeedada wadahadalka ay Somaliland la wadaan iyo inuu is-casilayo haddii ay ka fursan weydo,waxaanu sidaa kaga jawaabay Barnaamij ka baxa TV-ga Universal oo  lagu magacaabo Dood wadaag oo ay dadweynuhu su,aalo si toos ah u weydiinayeen Maxadwynaha Soomaaliya.

hadaba halkan ka daawa sida uu u dhacay arnaamijka dood-wadaag ee TV-ga Universal xaay ka baxay.

Aftahannews.com

Hargeysa Somaliland