Isbahaysiga Dimuquraaddi-doonka KULMIYE oo Naqdiyey Qodobbo Siilaanyo & Muuse Biixi jabiyeen

Hargeysa(Aftahannews):- Musharraxiinta Isbahaystay ee Qaaddacay Shirkii Golaha dhexe ee KULMIYE, ayaa sheegay inay sii wadayaan hawl-gallo ay sheegeen inay kaga soo horjeedaan Sharci-darro ay sheegeen inay ka jirto Xisbiga KULMIYE, waxaanay mar kale eedaymo u jeediyeen Madaxweyne Siilaanyo iyo Hoggaanka KULMIYE.

ISBAHAYSIGA DIMUQURAADDIYAD DOONKA KULMIYE

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid oo Warbaahinta u akhriyey Sabtidii Maanta Bayaan ay ka soo saareen xaaladihii u dambeeyay ee Xisbiga KULMIYE iyo Mawqifkooda, ayaa ugu horeyn isaga ka hadlaya saddex arrimood oo uu tilmaamay inay caddaynayso qaladaad uu Madaxwaynuhu galay intii lagu jiray qaban-qaabada Shirka Golaha dhexe.

Xuseen Axmed Caydiid oo Naqdiyadaya Qodobbada Sharci ee lagu jabiyey Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga talada haya ee KULMIYE oo Salaasadii toddobaadkii hore lagu qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.