Shacab garan waayay Madaxweynahooda iyo Maayerka Magaalada ay ku nool yihiin

Addis Ababa(AftahanNews)- Qaar badan oo ka mid ah shacabka Ethiopia ee ku nool Caasimadda Addis Ababa, ayaa garan waayay Magaca Madaxweynaha Dalkooda Iyo Magaca Maayarka magaalada Addis Ababa dadka Ethiopian‐ka ah ee ku nool caasimada dalkaas ee Addis Ababa, ayaa wariye ka hawl gala warbaahinta itoobiya wuxuu weydiiyay in ay sheegaan magaca buuxa ee Madaxweynaha Dalkooda Iyo Magaca Maayarka magaaladda Addis Ababa, oo ay intoodii badnayd garan wayday, taas oo yaab gelisay guud ahaan dadka dalkaa ku dhaqan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Aftahan News

Aftahanic@gmail.com