Daawo Muuse Biixi oo Musharraxa Madaxweynaha KULMIYE loo doortay iyo Nuxurka Khudbad uu Jeediyey

????????????????????????????????????

Hargeysa(Aftahannews):- Shirka Shanaad ee Golaha dhexe ee Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa saaka ka furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, kaasoo lagu doortay Musharrixiinta jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka ugu tartami doona doorashada Madaxtinnimada 2017-ka la filayo inay Somaliland ka qabsoonto.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Guddoomiyaha Xisbil-xaakimka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa loo doortay Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbigaas, halka Musharraxa jagada Madaxweyne Ku-xigeenka loo doortay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ka dib markii ay ku guulaysteen aqlabiyadda Codadka Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbigaas.

Guusha doorashadiisa ka did Muuse Biixi Cabdi oo aan cid kula tartantay jagadaasi jirin, waxa uu ka hadlay guushiisa, waxaanu ka hadlay doorashadiisa, khilaafka Xisbiga KULMIYE, Xubnihii ka soo horjeeday, siyaasadda Xisbigaas iyo qodobbo kale. Waxaanannu Khudbadda uu halkaas ka jeediyey Muuse Biixi Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.