Daawo Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbad kulul oo uu Siyaasadda Murugsan ee Somaliland & arrimo kale kaga hadlay

Hargeysa(Aftahannews):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa Khudbad uu ka jeediyey Salaaddii Ciidul-fidriga oo uu Garoonka Xawaadle ee magaalada Hargeysa dadweynaha ku tukiyey, waxa uu kaga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland, khilaafka iyo muranka Siyaasiga ah ee muddo-kordhinta Golaha Guurtidu Madaxwtooyada u sameeyey ka dhashay oo weli taagan, Sadaqadda, wax-wada-qabsiga iyo qodobbo kale.

Sheekh Aadan-Siiro Khudbaddaas uu jeediyey iyo nuxurka waxa uu kaga hadlayba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Wacan oo wanaagsan:-

aftahaning@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.