Sheekh Maxamed Aadan oo Muxaadiro kaga warramay xaaladda dalka Ingiriiska oo uu Safar ku tegay

London(Aftahannews):- Iimaanka Masaajidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa Sheekh Maxamed Aadan oo Safar Dacwadeed Diini ah dhawaanahan ku marayey waddanka Ingiriiska, ayaa Muxaadiro uu Jimcihii xalay ka jeediyey Masjidkaas waxa uu kaga warramay waxyaabihii uu dalkaas ku soo arkay.

SHEEKH MAXAMED AADAN

Muxaadiradaas Sheekh Maxamed Aadan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa AFTAHANNEWS/RADIO qaybteennan Codka ah ee Hoose ka dhegayso Codka Sheekh Maxamed Aadan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.