Taageerayaasha UCID oo Xarunta Xisbigaas Ka hor Muddaharaaday iyo Boolis Xukuumaddu Dul-dhigtay

Hargeysa (Aftahannews): – Taageerayaasha Xisbiga UCID,ayaa maanta muddaharaad  kooban ka hor dhigay xarunta guud ee Xsbiga Caddaaladda  iy Daryeelka ee UCID , kaasoo  ay kuga soo hor jeedeen cabudhinta  xaorriyatul qawlka iyo xadhigga lagula koco wariyeyaasha xilliga ay gudanayaan waajibaadkooda shaqo,iyadoo Xukuumadduna   ay dul dhigtay ciidan boolis ah o aad u tiro badan oo la socday haqdhaqaaqa muddaharaadayaasha.

Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo la hadlay taageerayaasha xisbigaas ee samayayay muddaharaadka kooban oo ay u sheegeen inay xaq u leeyihiin inay dareenkooda muujiyaan oo ay ka soo hor jeedaan cabudhinta dhaqdhaqaaqyada dimuquraadiga ah ee ay samaynayaan xisbiyada qaranku iyo inay ka hadlaan o ay diidan yihiin xadhiga lagukla kacayo wariyeyaasha  gudanaya waajibaadkooda shaqo

.Musharaxa  jagada Madaxweynaha ee ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen o la hadlay taageerayaahs muddaharaadka samaynayay maanta ,ayaa Madaxweynaha Somaliland kula taliyay inuu ilaaliyo

 Aftahannews.om

Hargeysa Somaliland