Daawo Xiisaha Bandhig-faneedkii Xasaradda ku abuuray Kooxda Fanka ee Xiddigaha Geeska

Aftahan- Daawadayaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Bandhig-faneed aad u xiiso badan, isla markaana xiisad iyo xamaasad abuuray, kaasoo ay Kooxda Xiddigaha Geesku ku soo bandhigeen Fankooda Ciiddii aynu soo dhaafnay, Bandhig-faneedkaas oo ay u duubeen Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed.

Duubista Bandhig-faneedkan oo uu Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdillaahi-Cukuse oo si qaldan wax u fahmay, isla markaana isagoon ka fiirsan tallaabo fool-xun kula kacay Kooxda. 

Haddaba, Bandhig-faneedkaas oo aad u xiiso badan si aad u daawato guji halkan hoose oo nala daawo:

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.