Daawo Qaraxii ugu layaabka badnaa ee laga fuliyo Muqdisho iyo qaabka casriga ah ee uu u dhacay?

Muqdisho(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gubinaynaa Xog muhiim ah oo muujinaysa sidii uu u dhacay mid ka mid ah Qaraxyadii ugu layaabka badnaa ee magaalada Muqdisho ee Xarunta dalka Soomaaliya, isla markaana sida loo fuliyey ahayd qaab ka duwan hababkii hore ee ay Kooxda Al-Shabaab u fulin jirtay weerarrada qaraxyada ah ee ay ku qaaddo qaybaha kala duwan ee dawladda iyo Bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Haddaba, Habkan oo noqday mid ku cusub hababkoodii hore, isla markaana layaab dadweynaha ku noqotay, iyagoo aalad aan laga filayn inay qaraxyada u adeegsadaan ku fuliyey qaraxan oo ka dhacay meel ka mid ah meelaha kala duwan ee ay weerarrada ku qaadeen muddooyinkii aynu soo dhaafnay, kaasoo uu fuliyey Wiil lagu magacaabo Caawiye.

Hase-yeeshee, Filmkaas fashiliyey sirtan cusub, sidii uu u dhacay, aaladdii loo adeegsaday, dadka hawsha fuliyey, siday wax u dhaceen ee layaabka badan iyo sida wiilkii hawshaas fuliyey nolol loogu qabtay-ba waxaad kaga bogan kartaan Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya/Office.