Halkan ka daawo Fadeexad culus oo Madaxweyne Siilaanyo ka raacday dhul uu bixiyey iyo sida wax u dheceen

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa fadeexad kala kulmay dhul uu bixiyey oo ku yaalla Shacabka Hargeysa, kaasoo loogu talo-galay in laga dhiso Xarunta Gaadiidka Dab-demiska ah ee magaalada Hargeysa oo ay shalay wada dhagax-dhigeen Wasiirro Xukuumadda ka tirsan iyo Maayerka Caasimadda, ka dib markii ay dad Shacab ahi sheegeen inay dhulkaasi leeyihiin dhagax-dhigga oo socda, isla markaana Xabsiga loo taxaabay ninka sheegay inaanay aqbalayn in dhulkaas la dhiso.

Haddaba, Fadeexaddaasi sidii ay u dhacday, sidii ninka Muwaaddinka ah loo xidhay iyo hadallada Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Samaale iyo Maayerka Caasimadda iyo bixinta Amarka Wasiirka arrimaha gudaha ee Ninkaas lagu xidhay oo dhammaantood muuqaal iyo cod ah ka daawo halkan hoose.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.