๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž Bi๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐ง๐š๐š๐ง๐š๐๐š๐ฒ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐ข๐ข W๐ข๐ข๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š

Hargeysa (aftahannews):- Masaajidka Cali Mataan ayaa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay tartanka Quraanka Kariimka ah ee 25 aad ee shirkadda Dahabshiil sida joogtada ah u taabogaliso bisha barakaysan ee Ramadan.

Tartankan oo ah ka ugu taariikhda dheer tartannada Quraanka Kariimka ah ee soomaalidda.

Waxa ka qayb galay ardayda ku tartamaysay 30 ka juz oo ka kala socda gobollada waxana sadexdii arday ee u sareysay iyo dhamaan 38 kii arday ee ka qaybgalayba la gudoonsiiyay Abaalmarino qaali ah.

Waxaana Munaasibadda xidhitaanka ka soo qaybgalay guddida tartanka, wasiiro culimaa udiin, masuuliyiinta shirkadda Dahabshiil iyo bulshada guud ahaan.

Waxa sanadkan 2024 tartanka quraanka ku guuleystay:-
1- Kaalinta Koobaad – ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ค๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ž
2- Kaalinta Labaad – ๐’๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐ค๐ž ๐€๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐
3- Kaalinta Sadexaad – ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐œ๐š๐› ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ

#Dahabshiil #RamadanMubarak #DahabshiilGroup #TartankaQuraankaDahabshiil #africasglobalmoneytransfer #ramadan2024