Shirkadda Dhaweeye oo Fursado Qaali ah Ku Soo Bandhigtay Carwada 10aad ee Ganacsiga Somaliland

Hargeysa (aftahannews):- Shirkadda Dhaweeye ee adeegga Tagaasida iyo noocyada kale ee Gaadiidka, ayaa Carwada 10aad ee Ganacsiga Somaliland Macaamiisha ugu soo bandhigtay qiimo-dhimis iyo fursado bakhtiyaanasiib ah oo ay ka faa’idaysteen dad badan oo u adeeg yimi Carwada.

Guddoomiyaha Shirkadda Dhaweeye Mawliid Nuur Mooge, ayaa ka warbixiyey adeegyada Shirkadda iyo waxa ay bulshada ugu soo bandhigayaan Carwada maanta laga furay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Haddaba, Warkan oo dhammaystiran waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-