Somaliland: Mooshin 28 Xildhibaan u gudbiyeen Golaha Golaha Wakiillada oo Buuq Siyaasadeed Abuuray

Hargeysa (aftahannews):- Xildhibaan oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta golahaas horkeenay mooshin ay ku dalbanayaan in la gudo-galo doodda xeerka Furista Ururrada Siyaasadda oo Horyaalla Golahaas, kaddib markii uu bishii Toddobaad ee sannadkan u soo gudbiyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi.

Qaabkii uu u dhacay iyo magacyada xildhibaannadii soo gudbiyey Mooshinkan ka daawo Muuqaalka Hoose:-