Daawo qaabbilaad loo sameeyey Guddoomiye Cirro iyo Prof: Axmed Ismaaciil Samatar

Halisink(Aftahannews):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Siyaasiga Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo Munaasibad soo dhawayn ah oo labadooda lagu qaabbilay loogu sameeyey magaalada Helisink ee waddanka Finland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Munaasibadda labada Siyaasi lagu soo dhaweeyey:

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.