SONSAF oo war ka soo saartay qodobadii ay ka wadahadleen Madaxweyne Biixi

SONSAF

Guddoomiyaha Sonsaf ayaa sheegay in ay madaxweynaha kala hadleen arinta kootada Haweenka iyo dadka laga tirada badan yahay, lacagta lagu xidhay murashaxiinta u tartamaysa goleyaasha deegaanka iyo Wakiilada iyo arinta madaxbanaanida saxaafada.