Madaxweynayaasha Soomaaliya, Koonfur Afrika & Uganda oo dhex Seexday Shirkii Afrika iyo Ruushka!

Sochi (Aftahannews)- Waxaa si weyn loo baahiyay fadeexada muuqaalada Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya, South Africa iyo Ugnada oo ku dhex seexday Shir Madaxeedka Ruushka iyo dalalka Afrika oo ka furmay magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalada Madaxweynayaasha seexday

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.