Hargeysa(aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal khasaare nafeed iyo dhaawac sababay oo Salaasadii maanta degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ku dhexmaray ciidanka Somaliland iyo kuwa Puntland.
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed Muuse Diirye ahna afhayeenka xukuumadda, ayaa caawa Warbaahinta magaalada Hargeysa, waxaanan hadalkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan ee daawasho wacan:-
Aftahannews.comÂ
Hargeysa/Somaliland.