Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka hadlay Xuska 18 May iyo nidaamka Cadaaladda Somaliland

Hargeysa (aftahannews):- Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa Hambalyeey Bulshada iyo guud ahaan Hay’adaha kala duwan ee dowladda Xuska 28-guurada Qarannimada Somaliland ee 18ka May, waxaanu ka hadlay garsoorka iyo cadaaladda.

Guddoomiye Aadan Xaaji Cali, waxa uu arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay kulan saxaafadeed uu 18kii May ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa, waxaanan warkiisa oo dhan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.