“Waa inagu ceeb in Baarlamaankii ugu horeeyay 13-Sanno fadhiyaan..” Prof: Cabdisalaan Yaasiin

Hargeysa (Aftahannews)- Prof Cabdi Salaan Yasiin ayaa wax laga xumaadey ku tilmaamay in markii shanaad muddo kordhin loo sameeyo xildhibaanda golaha Wakiilada Somaliland, waxaana uu ku tilmaamay bar madow oo Somaliland ku taala.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka