Somaliland oo u ka Jawaabtay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Puntland

Filed under: Wararka |

Hargeysa(Aftahannews)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo xalay ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamulka goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ka hadley muranka dhinaca xuduuda ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

 

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.

Share Button

You must be logged in to post a comment Login