Wasiirka Shaqo-gelinta oo soo gebagabaysay Shirka ka Hortagga Tacaddiyada Haweenka

TODDOBAADYADA TACADDIGA KA DHANKA AH HAWEENKA SOMALILAND OO SOO XIDHMAY 2018
TODDOBAADYADA TACADDIGA KA DHANKA AH HAWEENKA SOMALILAND OO SOO XIDHMAY 2018

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Hinda Jaamac Gaani, ayaa soo gebagabaysay Shirka ka hortagga ka dhanka ah tacaddiyada Haweenka Somaliland oo muddo 16 maalmood so coday.

TODDOBAADYADA TACADDIGA KA DHANKA AH HAWEENKA SOMALILAND OO SOO XIDHMAY 2018
TODDOBAADYADA TACADDIGA KA DHANKA AH HAWEENKA SOMALILAND OO SOO XIDHMAY 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shirkan oo ka qabsoomay Hoteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirka wasaarada Shaqo Gelinta, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Ergayga wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya, Haween iyo Marti-sharaf kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.