Mooshinkii laga keenay Xisbiyada qaranka Somaliland oo fashilmay iyo sababta

Hargeysa (Aftahannews)- Fadhi ay saaka yeesheen Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa lagu sheegay in uu fashil weyni ku yimi mooshinkii 11Xildhibaan ee ka tirsan golahaasi ay ka keeneen Xisbiyada Qaranka, Iyagoona sheegay in laba ka mid ah Xildhibaanadaasi ay ka noqdeen islamarkaana sidaa uu ku fashilmay mooshinkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka