Maayirka caasimada Hargeysa oo kulan la qaatay dhigiisa Jabuuti

Djibouti (Aftahannews)- Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa dalka Jabuuti islamarkaana halkaa kaga qayb galay Shirkii Maayarada wadamada Islaamka, ayaa booqday xarunta dowlada hoose ee Jabuuti isagoona kulan la qaatay maayarka dalkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.