Wafti ka socda golaha Guurtida Somaliland oo gaadhay Boorama

Borama (Aftahannews)- Gudida xog uruurinta golaha Guurtida Somaliland oo maal mihii u danbaysay socdaal ku marayay gobolada Awdal iyo Salal ayaa maanta kulan balaadhan oo looga hadlayo xaaladaha goboladaasi la qaatay maamulka gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka