Kulan dhex-maray Weftgi ka Socda Guinea-Bissau iyo Guddiga Arrimaha Dibedda ee Guurtida Somaliland

WEFTI KA SOCDA Guinea-Bissau IYO GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO HARGEYSA KU KULMAY 2018
WEFTI KA SOCDA Guinea-Bissau IYO GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO HARGEYSA KU KULMAY 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Wefti ka socda dalka Guinea-Bissau oo ku sugan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somalialnd, ayaa kulan la yeeshay Guddiga arrimaha dibedda ee Golaha Guurtida Somaliland, isla markaana waxay ka wadahadleen xidhiidhka labada dal iyo sidii loo xooji lahaa.

WEFTI KA SOCDA Guinea-Bissau IYO GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO HARGEYSA KU KULMAY 2018
WEFTI KA SOCDA Guinea-Bissau IYO GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO HARGEYSA KU KULMAY 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kulanka oo ay Albaabbadu u xidhnaayen markii uu soo idlaaday waxaa Saxaafadda la hadlay Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indha-indho) iyo Xubno Weftiga ka tirsan, ayaa si kooban uga warramay waxay ka wadahadleen.

Weftigan Guinea-Bissau oo ka soo qaybgalay Shirkii qiimaynta Guulaha iyo Caqabada Somaliland ay wajahday 27-ka sano ee ay jirtay ee Khamiistii lagu soo gaebogabeeyey isla Hargeysa.  Haddaba, Warbixinta Warkan oo dhammaystiran, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.