Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo ka Qaybgalay 10-guurada Kasoo Wareegtay Aasaaska Dugsiyada SOS

Hargeysa(aftahannews)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland

C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Seylici Ayaa ka Qayb galay Sanad guurada

10 aad ee Kasoo Wareegtay Aasaasidda Dugsiyada SOS. Halkan Hoose

Ka Daawo