Suxufiyiintii Wasaarada Warfaafinta Ee Shaqada Laga Joojiyey Oo Warqad Raali Gelin Ah U Gudbiyay Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha

Hargeysa (Aftahannews):- Suxufiyiintii Wasaarada Warfaafinta ee shaqada laga joojiyay ayaa maanta Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Sharmaarke Geele u gudbiyay Warqad ay ku raali gelinayaan Wasiirka Wasaarada Warfaafinta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka