Siyaasi Cali Waran-Cadde oo Shaaciyey inuu Guddoomoyaha Xisbiga Kulmiye u Tartami doono

Hargaysa (Aftahannews):- Siyaasi Cali Waran Cade Oo ka mid ah Siyaasiyiinta Sar sare ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxa uu shaaciyay in uu u tartami doono Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka