Baarlamaanka Itoobiya oo Aqbalay Is-Casilaaddii Ra’iisal-wasaarihii Dalkaas

Addis Ababa (Aftahannews):- Baarlamaanka Itoobiya ayaa waxaa uu aqbalay is casilaadii uu shalay soo gudbiyay Ra’iisal Wasaarahii Itoobiya Waxaana la filayaa jagada uu baneeyay in uu buuxuyo loona doortay Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.