Daawo Khasaaraha ka dhashay dab qabsaday Xaafadda Soomaalida ee magaalada Minneapolis

Minneapolis(Aftahannews):- Ugu yaraan 14 Ruux ayuu dhaawac soo gaadhay, ka dib markii Dab xooggani qabsaday Dhismaha Dabaq ku yaalla Xaafad ay Soomaalidu ku badan tahay oo ku taalla magaalada Minnieapolis gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka.

Dabkaas oo kasokow dhaawaca dadkaas ka soo gaadhay sababay khasaare badan oo Hantiyeed Muuqaalkiisa guji halkan hoose oo Daawo warka oo dhammaystirsan oo Vedio ah.

Aftahannews.com

Muqdisho/Office/Soomaaliya.