Home » Archives by category » Suugaanta & Dhaqanka (Page 39)

Dhegayso Barnaamijka Toddobaadka ee Radio Hirad Soo Saarto oo Xiiso badan

Comments Off on Dhegayso Barnaamijka Toddobaadka ee Radio Hirad Soo Saarto oo Xiiso badan

Hargeysa(Aftahanews):- Barnaamijka toddobaadlaha ah ee ay soo saarto Idaacadda Radio Hirad oo xarunteedu tahay magaalada Hargeysa, ayaa Barnaamijka toddobaadkan oo xambaarsan warar iyo warbixinno xiiso badan oo qaarkood murugo leeyihiin, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybta Raadyaha ee Shabakaddan Berberanews. Barnaamijka Radio Hirad soo saarto oo dhan hal saac ayaa dhinacyo badan oo kala duwan oo […]

Share Button
Continue reading …

Weriye C/risaaq Yuusuf Cali (Terra) oo Gabay Ka Tiriyey Dilkii Loo Geystay Weriye Tima-cadde

Comments Off on Weriye C/risaaq Yuusuf Cali (Terra) oo Gabay Ka Tiriyey Dilkii Loo Geystay Weriye Tima-cadde

Gabay Gabay Cabdoow! Geeraarka Tiri oo Gaydh Darteed Ilmo gobo’da haay Dhar guduudan xidho Hengeloo gadhkiyo Goradiis ka xiir Godka waxaa lagu gembiyey Geesigii walaalkeen Timacadoo waa lagu goblamay. Talo way gudhaye, warka aan Guntoo diiwaan gelshee Waxa aanan garan Gacantood Go’daye Waxay kugu galeen —— Gurigeed ba’yeey! Geeridu xumaa? Gacaloow kolay Dembi maanad Gelin […]

Share Button
Continue reading …

Daawo aaskii Abwaan Cali Banfas

Comments Off on Daawo aaskii Abwaan Cali Banfas
Share Button
Continue reading …

Madasha Hal-Abuurka Iyo Abwaan Nageeye Cali Khaliif (Safiirka) Maansadii Sixir-Barar Qaybtii 1=aad

Comments Off on Madasha Hal-Abuurka Iyo Abwaan Nageeye Cali Khaliif (Safiirka) Maansadii Sixir-Barar Qaybtii 1=aad

  Maansadani Waxay Si Faahfaahsan Uga Hadlaysaa Sida Waayaha Adduunka Iyo Wakhtigu Uu Isu Badalay; Qarniyaal La Soo Dhaafay Iyo Qiimihii Noloshu Lahaan Jiray Guud Ahaan Caalamka Gaar Ahaana Ummada Soomaaliyeed. Waxay Sawir Buuxa Ka Bixinaysaa Isbadalka La Yaabka Leh Ee Ku Dhacay Dhaqankii Ummada Soomaaliyeed; Sida Loo Dhayalsadan Wax Istaristii Umadda Dhexdeeda Iyo Sida […]

Share Button
Continue reading …

Maanso: Cilmibaa Daalacshay (Jiifto)

Comments Off on Maanso: Cilmibaa Daalacshay (Jiifto)

Maansadan waxa aan curiyey ku sinnaan 28/03/2006dii, waqti aan ka mid ahaa ardayda dugsiyada sare ee dalka, waxa aanay ka hadlaysaa hor-u-marka uu keenay cilmigu, iyada oo ku halqabsanaysa aalado badan oo saamayn badan ku keenay adduunka, kuwaasi oo guud ahaantoodba uu cilmigu daaha ka rogey. Waxay tidhi maansadu:- Kolka onkod dayaamee Hillaacuna ka daba […]

Share Button
Continue reading …

CALI BANFAS Dardaaran Dib U laabo

Comments Off on CALI BANFAS Dardaaran Dib U laabo

Cali Xasan [Bamfas] Gabaygan magaciisa waxa la yidhaahdaa Dardaaran. Wuxuu Abwaanku gabaygan curiyay habeenkii caanka ahaa, ee qaaradaha aduunka ay ka diiwaan gashay dhaqdhaqaaqa ururka Somalilyeed SNM taarriikhdiisu. Waa habeenkii uu qarxaday dagaalkii 27 may 1988 kii , ee Hargeysa iyo Burcoba ay isku soo shubeen sooma-jeestayaasha SNM iyagoo oodahoodii sita. Waa habeenkii faraxada iyo […]

Share Button
Continue reading …