Xulashada Xiddigaha Geeska iyo Sannadka cusub 2014

Hargeysa(Aftahannews): Halkan hoose waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Bandhig-faneenka Kooxda Xiddigaha Geeska iyo Barnaamijka Sannadka cusub ee uu ka duubay Telefeshinka Qaranka Somaliland, waxaanad ka daawan doontaan muuqaal qurxoon iyo heeso macaan oo ay Kooxdu habeenkaas sannadka cusub ee 2014-ka ugu talo-galeen inay bulshada u soo gudbiyaan. Daawasho habboon.

Si aad Vedio-ga ama Muuqaalka habeenkaas iyo Xiddigaha Geeska u daawato guji halkan kaa hoosaysa.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.