Maxaa kala haysta Hablaha iyo Saxaafadda Soomaalida?

Aftahannews: Qaybtan dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews waxaannu caawa idiinku soo gudbinaynaa Riwaayad aad u qosol badan oo nuxurkeedu ku saabsan yahay dhibaatada kala haysata Saxaafadda ku biiraya waxbarashadooda ka dib iyo Hooyinkood, waxaanay Riwaayaddaasi muujinmaysaa aqoon-yaraanta dadka iska leh xarumaha Warbaahinta Soomaalida intooda badan iyo weliba qaabka ay shaqaalaha ula dhaqmaan.