Daawo: Heesta Ka Daata ee uu Jaamac-Riyo u Tiriyey Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa

Hargeysa(Aftahannews):- Abwaan Jaamac Faarax  Axmed (Jaamac-Riyo) oo ah Heesaa iyo Hal-abuur caan ah, isla markaana ah Xildhibaan ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa curiyey Hees cusub oo uu ku dhalliilayo hoggaaminta Madaxweyne Axmed-Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa. halkan hoose guji si aad u daawato sawirka heesta la raaciyey iyo codka heestaasba.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.