Qisadii ay ka dhalatay Heesta Jacayl Dhiig-malagu Qoray iyo Abwaan Hadraawi oo ka warramaya

Hargeysa(Aftahannews):- heesta caan baxday ee ay hore ugu luuqaysay ALLAAH ha u naxariistee Fannaanaddii Xaliimo Khaliif Cumar(Magool) ee Jacayl Dhiig Magalu Qoray oo uu hal abuuray Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi,ayaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa heestaas oo uu qisadii ay ku samaysantay uu ka sheekaynayo Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi.

Waana tan qaybtii koobaad ee  daawasho wacan

 

 

Aftahannews.com

Hargeysa Somaliland