Qandaraaska diiwaangelinta Muwaaddiniinta Somaliland oo naadintiisu bilaabantay

Hargeysa(Aftahannews):- Guddiga Diiwaangelinta Madaniga ah ee Muwaaddiniinta Somaliland lagu samayn doono, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay hawl ay dhawaanahanba wadeen soo dhammeeyeen, isla markaana ay Guddiga Qandaraasyada Qaranka ku wareejiyeen inay kala saaraan Shirkadaha awood ahaan samayn kara diiwaangelintaas ee soo codsada, iyaga oo sheegay in ku tartanka diiwaangelintu u furan tahay shirkadaha caalamka ee shaqadaas qabank kara.

Guddiga Diiwaangelinta iyo Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa wada shaaciyey in soo codsashada tartanka diiwaangelinta Muwaaddiniinta Somaliland guud ahaan shirkadaha shaqadaas qaban kara uu u furan yahay. Halkan hoose ka daawo.

Aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.