Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Boorama

Borama (Aftahannews)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa waxa ay maanta gaadheen magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Somaliland ayaa markii Boorama gaadhay waxaa soo dhawayay masuuliyiinta wasaarada Ciyaaraha ee gobolka Awdal isagoo sidoo kalena wasiirku booqday garoonka Xaaji Daahir oo uu ka socda tartan ciyaareedka kooxaha heerka labaad.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka