Wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo Ka hadashay Khilaafka dugsiyada gaarka Loo Leeyahay iyo Wasarada Waxbarashada

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiir Ku-xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxa uu maanta ka hadlay khilaafka soo kala dhex galay maamulayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka