“Cidii Jebisa Heshiiskan Gacan Bir Ah Ayay Xukuumadu Ku Qabanaysaa”.Wasiir Maxamed Kaahin

Ceel-afwayn (Aftahannews)- Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo goob jog ka ahaa heshiiskii lagu dhex dhexaadinayay labada beelood ee walaalaha ah ee wada dega deegaanka Ceel-afwayn, ayaa waxa uu sheegay in cidii jebisa heshiiska nabada in ay Xukuumadu gacan bir ah ku qabanayso oo meel looga soo wada jeedsan doono.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka