Ururka TV-yada Madaxa-bannaan ee SIBA oo Shaaciyey inuu Joojiyey la Shaqaynta Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Ururka TV-yada madaxa-bannaan ee Somaliland ee magacooda loo soo gaabiyo SIBA, ayaa shaaciyey inay joojiyeen Wada-shaqayntii Madaxtooyada Somaliland, iyaga oo dhalliil u jeediyey nidaamka ay Warbaahinta ula dhaqmayso Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Xarunta Xuquuqda Aadamaha Somaliland, ayaa cambaareeyey Tallaabada Xukuumaddu ku Cabbudhinayso Warbaahinta Madaxa-bannaan, oo laga horjoogsaday guud ahaanba goobaha Wararka Madaxtooyada iyo inta badan Hay’adaha Xukuumadda.

Warkaas oo Faahfaahsan, waxaan idinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.